Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Faah faahino dheraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaaro dhaliyey oo ka dhacay inta u dhexeeysa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland iyo tuulada Birta dheer oo ka tirsan Gobolka Nugaal.
Warbixintan Waxaa Inoo Haaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.