Hal Qof oo Harraad Dartii Ugu Geeriyooday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaro darran iyo biyo la’aan baahsan ayaa xiligaan ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya, waxaana deegaanada qaarkood ay dad ugu dhinteen abaar darteed, halka dad kalena ay weli dhibaato ku heysato deegaanadooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here