Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guud ahaan deegaannada Jubbaland waxaa bilihii lasoo dhaafay ka jiray abaaro daran oo saameeyay dadka xoolo dhaqatada, Beeraleeyda iyo guud ahaan bulshada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.