Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Beeraleyda deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa wajahaya Suuq la’aan bahsan oo mudooyinkan ka jira suuqyada lagu iibiyo dalagayada beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.