Jowhar – (Radio isnaay) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.