Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Sheegay in uu Sare Ukacay qiimaha Maciishada.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatadan ayaa sheegay in sare ukac uu ku yimid dhamaan maciishada laga keeno Magaalada Muqdisho sababo la xiriira Madeecadihii dibadda laga keeni jiray oo la waayay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here