Borussia Dortmund Oo Man United Iyo Chelsea Ku Garaacday Saxiixa Niklas Sule.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa seegay saxiixa daafaca Bayern Munich ee Niklas Sule kaas oo ku biiray kooxda Borussia Dortmund.

Iyadoo Sule la og yahay inuu qaab xor ah uga tagayo Bayern munich xagaaga kooxo badan oo reer yurub ah ayaa lala xidhiidhinayay xiddiga reer Germany

Bilowgii todobaadkan wakiilka xiddiga 26 jirka ah ayaa sheegay in uu xiddigu go’aansaday kooxda uu ku biiri doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here