Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarrda waxbrtay waxeey badan kood u hanqaltaagaan inaay raadiyaan shaqooyin ku lugleh waxii ay soo barteen balse waxaa jirta figrado taa ka duwan oo dhalinyardda ay ku badalan karaan si ay usameeystaan xirfado ay ku shaqeysan karaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.