RW Rooble oo Ku Baaqay In La Dar-Dargaliyo Gurmadka Dadka Abaartu Saameeysay.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka, Ururrada Bulshada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay sidii loo dardargelin lahaa gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here