Jowhar – ( Radio isnaay ) – Shirka ka Arinsiga Istaraatiijiyada Qabya Qoraalka Ee Wadahadal Nabadeed Ayaa lagau Qabatay Magaalada Jowhar Ee Casimadda Hirshabeelle shirkaan waxaa soo qabab qaabisay wasaaradda arimaha diinta iyo owqaafta Federaalka oo kaashaneysa Wasaaradda Arimaha Diinta ee Hirshbaeelle Waxaana ka qeyb galay qaar ka mid ah Culumada , Ururada haweenka , Saraakiisha Xabsiyada , Iyo Bulshada Raydka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle