Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Cayaaraha Hirshabeelle Oo Dhalinyarada Ugu Baaqday In ay Qeyb Ka Noqdaan Horumaradda Hirshabeelle  

0
216

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Iyadoo dhalinyarada ku noo Deegaannada Hirshabeelle Ay Waddan dadaallo ay ugu Qeyb Qaadanayaan Dib udhiska Deegaannada Hirshabeelle is ay u mujiyaan Kaalintooda Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Hirshbaeelle  Saciid Saalax Cabdiraxmaan ayaa dhalainyarada Ugu Baaqay In ay ka qeyb qaataan Horumarka Maamulka Hirshabeelle Islamarkaane Ay ka Faa,iideystaan Fursadaha ay siinayaan masuuliyiinya dowlada Goboleedka Hirshabeelle.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here