Haweenka Hirshabeelle oo loogu Baaqay in ay Diiradda Saraan ka Shaqeynta Wasaaradaha dalka.

0
211

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenka soomaliyeed ayaa diirada saara wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka marka ay rabaan xil iyo shaqaalle intaba ,iyagoon hoos u,eegin wasaaradaha kale ee ay ka shaqeeyn karaan , lana heli karo wasaaraddo badan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here