Qoysas ku nool Dulleedka Baladweyne oo Saameeyn xoogan ku yeelatay Abaaraha ka jira Gobolka Hiiraan.

0
233

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano Hoostaga Degmada Baladweyne ee gobolka Hiraan ayaa waxaa laga soo sheegaya Abaaro daran oo saameeyay dadka iyo duunyadaba.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here