Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowald Gobolkeedka Hir-shabeelle Xildhibaan Xasan Cali Cabdulle iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hir-shabeelle Maxamed Bashiir qaasim ayaa Maanta kulan looga hadlyay Xaaladaha Abaaraha Dalka kajiro La qaatay qar kamid ah Waxgardka iyo Odayaasha Gobolka Hiiraan ee ku Sugan Magaalada Muqdisho.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.