Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Kansarka Adduunka.

0
383

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Sannad kasta 4-ta Febraayo, Maalinta Kansarka Adduunka waxay awood u siisaa dhammaanteen adduunka oo dhan si aan u muujinno taageero, waxaa lama huraan ah in aankor u qaadno codkeenna wadajirka ah, oo aan qaadno tallaabo shakhsi ah oo aan ku cadaadinno dowladahu inay wax badan kaqabtaan wax ka qabashada cudurkaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here