Guddigga abaaraha Dalka oo Safiirka Turkiga kala hadlay Xaaladaha Bini’aadanimo ee ka jira Soomaaliya.

0
376

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha iyo Masuuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Somaliya Hon. Mehmet Yilmaz, si ay u dabagalaan baaqii degdegaahaa ee uu Ra’iisul Wasaaruhu November24, 2021 u jeediyay Deeq bixiyayaasha Caalamka, saaxiibada Soomaaliya iyo Haayadaha ka shaqeeya gargaarka bini’aadantinimo.

warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here