Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka baraha bulshada ayaa leh faa’iido iyo qasaaro intaba inkastoo dhalinta soomaaliyeed marka la sameeyo isbarbarshig ay badan tahay qasaarihiisa sida uu sheegay Axmed Cadaan oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.