Soomaaliya iyo Chad oo ka wada hadlay arrimaha Midowga Afrika

0
202

JOWHAR (Radio isnaay) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Chad Mahamat Zene Cherif.

Wasiirada ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal ee Soomaaliya Chad, iyadoo is weydaarsadeen aragtiyo ku saabsan dib u habeynta Midowga Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here