24.2 C
Giohar
Thursday, September 19, 2024
Home CAYAARAHA Maxaa Bur-buriyay Hishiiskii Liverpool La Gaareen Carvalho?

Maxaa Bur-buriyay Hishiiskii Liverpool La Gaareen Carvalho?

0
208

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wararkii ugu dambeeyay ee arinta Carvalho ee Liverpool ayaa la xaqiijiyay in ay dhicisoowday .

Hishiiskii laacibka ugu soo wareegi lahaa Liverpool ayaa bur buray inkastoo laacibka uu tijaabacada caafimaadka  ku maray Liverpool

Sababta uu u fashilmay ayaa lagu lagu sheegay in warqadaha qaar aan la saxiixin sidaa darteena uu ku dhacay waqtigii suuqa xermayay

Labada koox hishiis buuxa ayay ka gaareen balse waqtiga ayaa ciilay , haatan waxa ay mar kale arinta laacibka soo cusboneysiinayaan xagaaga

Waxaa horay  loo baahiyay in Liverpool hishiis 5 sano ah la gaareen laacibka balse ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan uu amaah ugu joogayo kooxda Fulham

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here