Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwait Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Ee Labada Waddan.

0
411

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiir Ku-xigeenka  Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Dalka Kuwait.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here