Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle Oo Waddo Qorshe Loogu Gurmanaayo Dadka ay Saameysay Abaaraha .

0
380

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Gargaarka  iyo Maareynta Musiibooyinka Cabdi Mahad Cabdulle oo ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Hirshabeelle Ayaa sheegay in ay Gurmadyo Gaarsiin Doonaan Dadka Ay Saameysay Abaaraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here