Goobaha Ganacsiga Ee Lagu IIbiyo Dharka Oo Ku soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
458

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu dambeeyay waxaa magaalada jowhar lagu arkayaa ka gancsiga waxyabaha ay dumarka iyo raggu xirtaan iyadoo ay udheertahay qeybaha dumarka isku qurxiyaan.

Goobta maariya fation oo ka mid ah goobaha ganacsi ee dhawaan laga furay Magaalada Jowhar ayaan kula kulmay haween badan oo saf ugu jiro iibsashada dharka iyo barafuunada sacdiyo maxamed Cali ayaa sharxeeysa waxyaabaha ay ka iibsaneeysay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa – : Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here