Maamulka K/Galbeed Oo Shaaciyay Doorashada Kuraasta Ugu Horreeysa Ee Lagu Qabanayo Baraawe.

0
190

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulkaas ee Shabeellaha Hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here