Aabaaro Galaaftay Dadka iyo duunyada oo ka jira Tuulooyin Hoostaga Degmada Raage ceele.

0
293

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaraha saameeynta ku yeeshay xoolaha iyo dadka ku dhaqan dulleedka  Tuulada calanleey oo hoostagta degmada raage ceele ee gobalka sh dhexe ayaa laga soo sheegayaa ceelasha oo biyo yareeyay iyo roobabakii xilligii deyrta ee sanadkan oo yaraa ayaa sababay in xoolaha iyo dadka ay abaar ku dhacdo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa – : Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here