Dowladaha Soomaaliya & Rwanda oo ka wada hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal.

0
188

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali oo booqasho rasmi ah ku tegey caasimadda Kigali ee dalka Rwanda ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda e dalkaas Vincent Biruta, iyaga oo ka wada hadlay xoojin xiriirka taariikhiga ah ee Labada Dal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – : Cabdicasiis xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here