Xaflad lagu Caleemasarayay mid ka mid ah Nabadoonada Gobolka Shabeellaha dhexe oo lagu qabtay Jowhar.

0
228

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaflad caleemo saar ah oo lagu caleemo saarayay nabadoon  Cusmaan Muxumed Bulaale oo  ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa ka dhacday tuulada toowfiiq ee galbeedka magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa – : Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here