Xiddig PSG Ah Oo Tottenham U Sheegay Inuu Premier League Kaliya Sababta Red Devils Ugu Wareegi Karo.

0
162

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Tottenham oo ay maalmihii ugu dambeeyay dhigeeda Paris Saint-Germain ku wada jireen wadahadalo la xidhiidha Tanguy Ndombele ayaa war buuxa ka heshay khadka dhexe ee PSG ee Ander Herrera.

Spurs ayay Paris ka wada hadlayeen inay heshiis ciyaaryahano is-dhaafsi ah ku kala qaataan Ndombele iyo hal ciyaaryahan oo kale, warar hore ayaa sheegayay in Leandro Paredes oo ay Paris u bandhigtay aragtidaas uu iska diiday inuu Tottenham usoo wareego.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here