Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Tababar u soo xirtay Shaqaale bartay Xakameynta Cudurada faafa.

0
155

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo xirtay tababar mudo afar bilood ah la siinayay shaqaale caafimaad oo la baray hanaanka xakameynta cudurada faafa iyo sidii loo daraasadeyn lahaa qatarahooda si loogu hartago ama wax looga qabto inta aysan bulshada asiibin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here