Bulshada Jowhar oo ka Hadlay Dhibaatada ay kala Kulmaan Maandooriyaha lagu iibiyo Deegaanka.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa soo badanaya  maandooriyaha dhibaatad  weyn uu  ku haya bulshada ku dhaqanmagaalada jowhar iyo nawaaxigeeda.

Waxaa lagu arkayaa goobaha lagu iibiyo iyo meelaha qaadku lagu gado iyo dhalinyarro ragg ubadan ay ku isticmalaan iyo guryooyin gaar ahna lagu iibiyo maandooriyaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here