Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Shabeellaha dhexe Fartuun Aadan oo warbaahinta kula hadashay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa guud ahaan dhalinyarada dalka ugu baaqday in ay ka qeyb qaataan hormarka dalka iyo wacyeligelinta qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abdiraxman Abuukar