Cudaro saameeyay Barakacayaasha ku nool kaamka jiliyaale ee Magaalada Jowhar

0
205

JOWHAR (Radio isnaay) Barakacayaasha ku nool kaamka jilyaale oo kacabanaya cudurro iyo cunno yari
Cabduqaadir Xasan Cali oo ka mid ah barskacayaasha ku nool kaamka jilyaale ayaa sheegay inaay jiraan dhibaatooyin dhanka nollosha ,hoyga iyo cudurro ku dhaca carruurta
warbixintaan waxaa inoo soojeedineysa =-Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here