Kooxda Martida Kaliya Hal Jeer Ayay Ka Badiyeen Arsenal 18-kii Kulan Hore.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Arsenal ayaa kulan la leh Burnley oo dhanka guulaha ay kaga gacan sareeyaa waxaana lagu ciyarayaa garoonka Emerates

Guusha kaliya ee ay Burnley gaartay 18-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka ee ay Chelsea la ciyaareen waxa ay aheyd 1-0 oo ay ku badisay xilli ciyaareedkii hore

* Burnley wax aay gaari karaan guul is xigta oo banaanka garoonkooda iyaga oo la ciyaraya Arsenal markii sedexaad taariikhda iyo markii ugu horeyay tan iyo sanadkii 1960-kii

*Guushii Burnley ee 2-0 ee League Cup 2008 dii waa marka kaliya ee ay dhaliyaan wax ka badan hal gool 17-kii kulan ee ugu dambeeyay.

* Arsenal waxa ay badiyeen 7 kulan oo qeybka ah 10kii kulan horyaalka ee garoonkooda xilli ciyaareedkaan

Bukayo Saka, oo jira 20 sano iyo 140 maalmood, wuxuu noqon karaa ciyaaryahankii ugu da’da yaraa taariikhda Premier League ee gool dhaliya ama caawiya lix kulan oo isku xigta. Waxa uu dhaliyay afar gool 2 kalena caawiye ka noqday shantii kulan ee ugu dambeeyay.

Clarets ayaa badisay kaliya hal jeer 20kii kulan ee Premier League, 3-1 ay kaga badiyeen Brentford 30kii Oktoobar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here