Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid isxog wareysi oo ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah qeybaha bulshada ku dhaqan jowhar ayaa lagu taageerayay waxqabadka wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta masiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi