Suuqyada saamiyada Mareykanka oo wajahayo toddobaadkii ugu xumaa

0
161

JOWHAR (Radio Isnaay)- Suuqyada saamiyada Mareykanka ayaa  wajahaya toddobaadkii ugu xumaa muddo ku dhow labo sanandood ah, iyadoo saamiyada tignoolajiyada ay si gaar ah u saameysay.

Jimcihii shalay waxay ahayd maalintii afraad oo xiriir oo si weyn hoos ugu dhacay saamiyadda suuqyada.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in ganacsatadu ay ka jawaabayaan calaamadaha muujinaya in sicirka dulsaarka uu kor u kici doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here