Dhalinyarada ku Nool Jowhar Oo kaTashanaya Sidii Ay Kaalin Ugu Qaadan Lahaayeen Dhismaha Golaha Deegaanka.

0
323

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyrada  Aqoonyahanada  ee ku nool  Magaalada Jowhar  Ee Caasmada  Hirshabeelle  ayaa  si weyn waxaa ay u soo dhaweeeyeen golo deegaanka oo uu  oo dhawaan wasaaradda arimaha guduha ay ka daah furtay Magaalada Howhar Ee Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here