Magaalada Jowhar oo ku soo Badanaya Gabdhaha waxbartay ee la imanaya hal abuur Ganacsi.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haboon Cumar waxeey ka mid Tahay Aqoonyahanada Magaalada Jowhar balse marqura badashay waxyaabihii ay soo baraty oo bilowday in ay ka sameeyso Magaalada jowhar macmacaanka sida aroosyada iyo xafladaha gaarka ah waxa ayna radio Isnaay ay u sheegtay  waxa ku dhaliyay inaay Xirfadan la timaado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here