Jowhar – ( radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Jowhar Cusmaan Mukhtar Bareey ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed 21-ka Janaayo udiray Suxufiyiinta ka howlgalla Caasimadda Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.