Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Jowhar Tababar uga Daahfurtay Macallimiinta Dugsiga Horseed.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday hal Maalin ayaa waxaa loo qabtay dugsigga hoose, dhexe iyo sare ee Horseed waxana uu ku sabsanaa kor uqaadida xirfada Macallimiinta Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here