Wasaarada Caafimaadka Hirshabelle Oo Qalab gaarsiisay Isbitaal Gobaleedka Shabeellaha dhexe.

0
342

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa qalab kale duwan gaarsiisay Isbitaal gobaleedka Shabellaha dhexe ee Jowhar,waxaana goob jooga ahaa mas’uuliyiin ka socday wasaarada caafimaadka,maamulka gobalka Sh/dhexe iyo kan degmada Jowhar.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here