Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Imaraadka Carabta, Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan waxa ayna kwada hadleen Horumarinta labada dal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here