Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha gobolka Hiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa kormeer ku tagay deegaano hoostaga degmada Baladweyne xili abaaro xoogan ay ka jiraan guud ahaan gobolka hiraan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.