Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa Jowhar kusoo gabagabeysay kulamo xal loogu raadinayay dhismada golaha deegaanka Degmada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.