JOWHAR (Radio isnaay) Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay’adda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys oo ku nool Gobolka Mudug, kaasi oo maanta laga bilaabay deegaanka Jilable hayre
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Hay’adda IMC ayaa goobjoog ka ahaa madashaan Gurmadka loogu sameynayo dadka Abaaruhu sameeyeen
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed