Wasaarada Waxbarashada Hirshabelle Oo Agab gaarsiisay Iskuulka Buulo Baley ee Magaalada Jowhar.

0
180

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada Waxbarashada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa qalab caawinaya dadka qabo baahiyaha gaarka ah gaarsiisay iskuulka hoose dhexe ee Buulo Baley oo kamid ah iskuulada sida lacag la’aanta ah wax ku baro ardayda.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here