Maamulka Degmada Jowhar oo Bulshada kaga Digay in Qashinka lagu shubo Wadooyinka.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Jowhar Cusmaan Mukhtar Bareey ayaa sheegay in la xoojin doono Bilicda guud ee Caasimadda waxa uuna bulshada uu kaga digay in qashinka lagu shubo goobo anan loogu talagalin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here