Sida Ay Kabtanada Xulalku U Codeeyeen Abaalmarinta The Best Ee Sanadka 2021.

0
307

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Robert Lewandowski ayaa ku guulaystay abaalmarinta The Best sanadkii 2-aad oo xidhiidh ah kadib markii uu ku garaacay Lionel Messi iyo Mohamed Salah.

Weeraryahanka reer Poland ayaa 4 dhibcood ka horeeyay xiddiga Lionel Messi ee kaalinta 2-aad ka galay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best.

FIFA ayaa haatan shaacisay sida ay kabtada kala duwan u ee xulalku u codeeyeen iyo 3-da xiddig ee ay codadkooda siiyeen tartankii Abaalmarinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here