Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wadahadlay Arrimaha horumarinta dhaqaallaha

0
157

JOWHAR (Radio isnaay) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wada hadal la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Marwo Molly Phee oo uu weheliyo Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabbilsan Geeska Afrika Danjire David

warbixintaan waxaa noo soojeedinaya =-Cabdiraxman Sheikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here