Jowhar( Radio Isnaay) -Madaxweyne kuxigeen dowlad gobaleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabogeed ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxa uu kulan kula qaatay Hey’adaha Samafalka ee gobalka Hiiraan oo uu kala hadlay sidii looga gurman lahaa dadka ay abaaraha saameeyeen.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan