JOWHAR (Radio isnaay) Sharifi maxamuud oo ka mid ah beraledyda gobolka shabellaha dhexe ayaa waxa uu sheegay in ay jrto biyo yari dhanka wabiga ah ayna caqabd kala kulmen dhanka waraabka beeraha.
Warbixitaan waxa soo jeedineysa ; Xaliimo Cali Ibraahim.