Qoysas barakacayaal ah oo xaalado adag ku heysato duleedka Gaalkacyo

0
215

JOWHAR (Radio isnaay) Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka socday Hay’adaha UN OCHA, UNHCR ayaa maantay kormeer ku tagay qaar ka mid ah Kaamamka Barakacayasha ee ku yaalo duleedka  magaalada Gaalkacyo.

warbixintan waxaa noo soojeedinaayo –=Cabdiraxman Shiikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here